top of page
Søk

Ha moogaan xuska maalaha xorida ee 26 ka juun iyo 1 da luulyo oo lagu qaban doono magaalada Sarpsbor

  • sarpsborgsomaliske
  • 30. juni 2019
  • 1 min lesing

Waa barnaamij dhameytstiran oo ka kooban heesihii xoriyada, ciyaar soomali, majaajilo, khudbado taariikhiya iyo raashinkii maalmaha ciidaha. Soo kaxee caruurta, asxaabta iyo deriskaba. Waa ururada midoodey ee jaaliyadaha Somaalida sarpsborg, jaaliyada fredrikstad, jaaliyada moss iyo uryurka dhallinyarada Hoayo ee østfold, oo sameystay dallad guud. Nagu soo biir hadaad tihiin jaaliyadaha øsfold. Sanad walba waa magaalo iyo nasiibkeed.


 
 
 
bottom of page