top of page


Al- rawdah kultur
senter
Søk


Kalfadhigii 2aad, kulankiisa 3aad oo la isugu yimid Moss.( Xil la wareegid ) .
SAWIRADA KULANKA 01.12.2019
sarpsborgsomaliske
2. des. 20191 min lesing
114Â visninger
0Â kommentarer
Kalfadhigii 2aad, kulankiisa 3aad oo la isugu yimid Moss.( Xil la wareegid ) .
Waxaa caawa oo ay taariikhdu tahay 01.12.2019 la isugu yimid kulankii Jaaliyadaha Sarpsborg. Fredrikstad, Moss iyo Ururka Dhallinyarada...
sarpsborgsomaliske
2. des. 20191 min lesing
26Â visninger
0Â kommentarer


Kalfadhigii 2aad ee gudiyada Jaaliyadaha Sarpsborg, Fredrikstad , Moss iyo ururka dhallinyarada Hoa
Waa kulamadii caadiga ahaa ee gudiyadu isugu imaan jireen oo sida balantu ahayd marba magaalo lagu kulmo. Ajendaha kulankaan wuxuu ahaa...
sarpsborgsomaliske
5. nov. 20191 min lesing
95Â visninger
0Â kommentarer


Wareegga 2aad ee kulanka gudiyada Jaaliyadaha Sarpsborg, Fredrikstad, Moss iyo Ururka dhallinyarada
Waxaa kulankoodii 1aad ee gudiyada jaaliyadaha kor ku xusan ee wareegga 2aad shir guud isugu yimaadeen galabta oo ay taariikhdu ahayd...
sarpsborgsomaliske
13. okt. 20192 min lesing
77Â visninger
0Â kommentarer


Grille fest åpen dag.
Waxay ahayd maalin cajiib ah, nimcadii Ilaaheyna way nagu dul socotay, dadkuna wey iska soo daba dhacaayeen. Ogow madaalayaashuna wey...
sarpsborgsomaliske
17. aug. 20191 min lesing
34Â visninger
0Â kommentarer


WARGELIN / OGEYSIIN. Assalaamu Caleykum Wa Raxmatulaah Wa Barakaatuhu. Ururka Jaaliyadda Somaalida S
Assalamu Aleikum Warahmatu laah Wa Bara Kaatuhu. Sarpsborg Somaliske Organisasjon. KU: Bulshoweynta Jaaliyada Somaalida Sarpsborg degan....
sarpsborgsomaliske
8. aug. 20191 min lesing
6Â visninger
0Â kommentarer


Doorashada Golaha Deegaanka iyo tan Gobolada Norway ee 2019.
Magaalada Fredrikstad, waxaa galabta oo ay taariikhdu ahayd 20.07.2019 lagu qabtay shir ay wada yeesheen musharixiinta golaha deegaanka u...
sarpsborgsomaliske
20. juli 20191 min lesing
51Â visninger
0Â kommentarer


Maashaa Allaah. Waa guul iyo gobanimo mar haddi xafladii maalmaha xoriyada iyo midnimada ee 26ka Juu
Annagoo ah gudiga Jaaliyada Somaalida Sarpsborg iyo gudigii qabanqaabada ee xafladaan, waxaan halkaan hambalyo iyo mahadnaq aan la soo...
sarpsborgsomaliske
7. juli 20191 min lesing
68Â visninger
0Â kommentarer


Ha moogaan xuska maalaha xorida ee 26 ka juun iyo 1 da luulyo oo lagu qaban doono magaalada Sarpsbor
Waa barnaamij dhameytstiran oo ka kooban heesihii xoriyada, ciyaar soomali, majaajilo, khudbado taariikhiya iyo raashinkii maalmaha...
sarpsborgsomaliske
30. juni 20191 min lesing
48Â visninger
0Â kommentarer


Kuwa Libintii Gaaroo aan La Loodin Kareyne. Ways
26. juni 20190 min lesing
35Â visninger
0Â kommentarer


Kulankii 4aad 25.06.2019 oo lagu qabtay magaalada Moss ee Gudiyada Jaaliyadaha Sarpsborg, Fredriksta
Dhamaan Jaaliyadaha magaalooyinka Gobolka Østfold waxaa lagu casuumayaa inay nagala soo qayb galaan xafladaan mudnaanta iyo qadarinta leh...
sarpsborgsomaliske
26. juni 20191 min lesing
36Â visninger
0Â kommentarer


Xaflada Xiritaanka Sanad Dugsiyeedka 2018 ilaa 2019 ee Barashada Quraanka Kariimka iyo Higaada.( SSO
Waxaa maanta oo ay taariikhduna tahay 22.06.2019 loo sameeyey xaflada xiritaanka ee sanad dugsiyeedka 2018 ilaa 2019ka ardayda barata...
sarpsborgsomaliske
22. juni 20191 min lesing
70Â visninger
0Â kommentarer

Salaan iyo Mahadnaq aad iyo u qaaliya.
Annagoo ah gudiga fulinta ee Jaaliyadda Somaalida Sarpsborg, waxaan halkaan uga direynaa salaan iyo mahadnaq aad u sareysa dhamaan...
sarpsborgsomaliske
18. juni 20191 min lesing
38Â visninger
0Â kommentarer


Waw bal nala daawo wacdarahii maalinta 15.06.2019 dhaqanka ee Jaaliyada Somaalida Sarpsborg ay soo b
Waa Sawiradii Maalinta Dhaqamada ee Dadka Sarp . flere kulturer dagen for Folk I Sarp. Several Cultures day for people I Sarp.
sarpsborgsomaliske
16. juni 20191 min lesing
137Â visninger
0Â kommentarer


Waw bal nala daawo wacdarahii maalinta 15.06.2019 dhaqanka ee Jaaliyada Somaalida Sarpsborg ay soo b
Waa Sawiradii Maalinta Dhaqamada ee Dadka Sarp . flere kulturer dagen for Folk I Sarp. Several Cultures day for people I Sarp.
sarpsborgsomaliske
16. juni 20191 min lesing
267Â visninger
0Â kommentarer


Kulankii ugu horeeyey ee Jaaliyadaha Gobolka Østfold ee Fredrikstad, Sarpsborg , Moss iyo Ururka Ho
Waxaa galabta oo ay taariikhdu ahayd 10.06.2019 shir guud isugu yimid magaalada Fredrikstad gudiyada jaaliyadaha kor ku xusan iyo ururka...
sarpsborgsomaliske
10. juni 20191 min lesing
121Â visninger
0Â kommentarer

Maalinta Soo Bandhigidda Dhaqamada ee Jaaliyadaha Degan Sarpsborg. 15.06.2019 Kaalay oo Nala daawo k
SARPSBORG SOMALISKE ORGANISASJON Folk i sarp 15.06.2019 www.sarpsborgso.com E.Mail : sarpsborg.somaliske@hotmail.com
sarpsborgsomaliske
9. juni 20191 min lesing
20Â visninger
0Â kommentarer


Casuumad Ciidul fidriga oo ay soo diyaariyeen Bulsho weynta Bosniyaanka ee Sarpsborg, kuna soo casu
Casuumad heer sare ahayd oo lagu qabtay Masjidka Bosniyaanka ee Magaalada Sarpsborg, waxaa ka soo qayb galay maayarka degmada Sarpsborg...
sarpsborgsomaliske
6. juni 20191 min lesing
45Â visninger
0Â kommentarer


Ciid Mubaarak iyo Mahad Celin.
Gudiga fulinta ee Jaaliyadda Somaalida Sarpsborg, wuxuu mahad celin u soo dirayaa dhamaaan Faamilada Jaaliyadda ee sida kalsoonida iyo...
sarpsborgsomaliske
4. juni 20191 min lesing
38Â visninger
0Â kommentarer

Eid mubarak fra oss Sarpsborg somaliske organisasjon!
Adress: St.marei gate 41. 1706 Sarpsborg. E.mail : sarpsborg.somaliske@hotmail.com Ciid Mubaarak. Dhamaan jaaliyadda sso waxaan...
sarpsborgsomaliske
3. juni 20191 min lesing
24Â visninger
0Â kommentarer
bottom of page